Mas’uul sare oo iscasilay (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Waxaa ku dhawaaqay in uu ic casilay Wakiilkii xafiiska difaacaha xuquuqul  Insaanka Puntland ee gobolka Karkaar gaar ahaan Magalada Khardho, isaga oo soo bandhigay sababaha keenay in uu xilkaasi xilligaan iska casilo.

Cabaas Ashkir Cabaas oo ahaa Wakiilkii xafiiska difaacaha xuquuqul  Insaanka Puntland ee gobolka Karkaar ayaa qoraal uu u diray xafiiska difaacaha xuquuqda Insaanka Puntland ku sheegay in uu wadashaqeyn ka waayey xafiiska dhexe ee difaacaha xuquuqda Insaanka Puntland.

Hoos Ka Akhriso Warqada is casilaada oo uu gudbiyey.