Markab sida 40-kun-neef oo ka baxay Dekada Berbera kuna wajahan Sacuudiga

Reading Time: 2 minutes
Markab sida ku dhawaad 40 kun oo neef Adhi ah oo u raran ganacsato Soomaaliyeed ayaa ka  ambabaxay Dekeda Boosaaso.
Markabkan ayaa ku sii jeeda Dalka Boqortooyada Sacuudi Careebiya si xooluhu sido loogu iibgeeyo dalkaa xilli lagu guda jiro Mowsimka Xajka. warqada ruqsada ee dhoofinta xoolahaan ayaa waxaa bixisay waraaqda aqoonsiga dowlada federaalka Soomaaliya.
May be an image of 7 people, boat and crowd
May be an image of 2 people