Mareykanka oo ka gaabsaday inuu qiro in Berbera ka mid tahay Soomaaliya

Reading Time: 2 minutes

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Gaashandhiga dalka Maraykanka, iyo Safaaradda Mareykanka u fadhida magalaadda Muqdisho ayaa lagu sheegay in Ciidanka Maraykanka iyo xulafadiisa ay dhoolatus ciidan ku sameeyn doonaan Magaalo xeebeedka Barbara iyo bada ku gadaamay.

Qoraalka ka soo baxay dalka Maraykana ayaa ka gaabsaday in Magalaada Berbera ay tahay magaalo ka tirsan dalka Soomaaliya.  Waxaana qoraalka ka muuqatay in Maraykanku doonayo in uusan ka xanaajin dalka la magac baxay Somaliland.

Ciidanka Mareykanka ee tagayo magaalada Berbera waxa ku soo dhaweynaya magalaadaas  ciidanka Badda ito kuwa dhulka ee dalka la magac baxay Somaliland. Sidoo kale madaxda ciidanka Maraykanka ayaa booqan doonta magalaada Hargeysa halkaas oo ay kula kulmi doonaan madaxda Somaliland.

Dwolada Federaalka Soomaaliya oo waayahan danbe ay ka muuqatay habacsanaan ku wajan geedi socodka siyaasadda Arimaha Dibada ayaanba war ka haynin aragtida dowlada Maraykanka uu ka qabo midnimada Umadda Soomaaliyeed.

Qoraalka ka soo baxay Maraykanka ayaa lagu sheegay qoraalkooda in  marka laga soo tago dekedda Berbera, Dhoolatuskoodu uu ka dhici doonaa  dalalka Botswana, Djibouti, Kenya, Rwanda, iyo Uganda oo ay ka qayb galayaan 20 wadan oo saaxiibo ah oo ay Soomaaliya ku jirto”

___________________________

On January 13, U.S. Combined Joint Task Force – Horn of Africa (CJTF-HOA) personnel conducted a site survey visit to the port of Berbera.  The visit comes in advance of the U.S.-led multinational military training exercise Justified Accord scheduled for February 2023.

 Justified Accord is designed to increase multinational cooperation in crisis response and counterterrorism operations and prepare regional partners for UN and African Union-mandated missions.  In addition to the port of Berbera, Justified Accord exercises will take place in Botswana, Djibouti, Kenya, Rwanda, and Uganda with the participation from 20 partner nations. 

The U.S. military routinely surveys potential operating locations to prepare for contingencies and exercise readiness or adjust force posture as directed.

_____

U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

@US2SOMALIA Today’s visit by  @CJTFHOA to the port of Berbera comes in advance of the U.S.-led multinational training exercise Justified Accord next month. Read more about today’s visit & #JA23 at https://so.usembassy.gov/united-states-combined-joint-task-force-horn-of-africa-visit-to-berbera/….@USAfricaCommand