Reading Time: < 1 minute

Iyada oo horay shaki loo galiyay aqoonsiga hogaanka Axmad Madoobe oo Sanadkii hore si xalaal ah loogu doortay magaalada Kismaanyo ayaa maanta dowlada Maraykanka si buuxda u aqoonsatay.

Qoraal ka soo baxay dowlada Maraykanka ayaa lagu xusay in Axmad Maxamed Islan (Axmad Madoobe ) yahay madaxweynaha rasmiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Talaabada ay qaaday dowlada Maraykanka ayaa dhabar Jab ku ah Farmaajo iyo dowladiisa oo in mudo ah diidanaa in ay aqoonsadaan Hogaanka Axmad Madoobe.

halkaan ka aqriso qoraalka kasoo baxay maraykanka 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here