Maleeshiyo hubaysan oo lawareegtay xarunta Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Reading Time: < 1 minute

Waxaa Faah-faahino kala duwan ay kasoo baxayaan Maleeshiyo hubaysan oo la wareegtay Xarunta Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan waxaan halkaa kataagan xiisad Dagaal.

Dadka deegaanka oo nala hadlay ayaa waxa ay inoo sheegeen in halkaa laga cabsi qabo in uu kaqarxo Dagaal dhiigbadan uu kudaato Madaama halkaa ay lawareegeen maleeshiyo hubaysan.

Degmada matabaan ayaa waxaa horay ugu sugnaa Ciidamada Maamulka Ahlusunna Waljameeca waxaana Bil kahor degmadaa lawaregay ciidanka Dowlada waxaana ugu dambayn Dowlada laga dalbaday in kusoo baxdo dhibaatada kataagan Degmada matabaan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!