Mala socotaa Sababta Nabad & Nolol uga aamustay Doorashadii Lafta-gareen

Reading Time: < 1 minute

Viila Somalia ayaa shibta u gashay ka hadalka doorashadii Baydhabo ee uu kusoo baxay musharaxa ay wadatay.

Horay si deg deg ah ayey madaxtooyada looga arimiyo dalka uga hadli jirtay marka la doorto madaxweyne Maamul Gooboleed waxase su’aan la gelinayaa sababta ay tan uga amustay.

Sidoo kale xog dheeraada laga helay cadadka lagacta ku baxday doorashada lafta-gaerrn kusoo baxay iydoo uu wasiir xogtaan bixiyay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!