Mahdi Maxamed Guuled ” Dad-baa leh qabyo waa halkeedii oo waxba la qaban”

Reading Time: < 1 minute

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) ayaa si kulul u weeraray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda,kuwaas oo mararka qaar dhaliila Siyaasada dowladda.

Waxa uu sheegay inay jiraan Siyaasiyiin farabadan oo xanaaqsan oo aan arkeyn waxa ay qabatay Dowladda ama Gobolka Banaadir,isla markaana mar walba sheegaya in aan waxba la qaban.

Hadalkaan ayaa Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya waxa uu ka sheegay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka Halka sano ee maamulka gobolka Banaadir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yarisow

https://youtu.be/HYJrh1Ej_5A