Mahad Salaad”Nin Oday ah iyo Nin Fudud Howl loo diro Rajo malahan”

Reading Time: < 1 minute

Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen siyaasiyiin u badan xildhibaano iyo wasiiro dowlada ah ayaa waxaa looga hadlay xaaladda dalka.

Intii kulanka socday ayaa dadkii hadlay waxaa ka mid ah Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xildhibaanada mucaaradsan DFS.

Waxaa uu ka sheekeeyay qiso qosol leh oo uu ku durayay DFS Isagoo ula jeeday in dowladu ay dabada Basbaas marsatay si xawaaraheedu udheereeyo.