Magacaabista Garsoorayaasha Maxkamada Sare oo lagu tilmaamay sharci darro

Kudlada Badbaado Qaran oo ah dallad ay ku mideysanyihiin xildhibaano iyo madaxda fulinta ee xisbiyada Nabada, Ileys, Wadajir, UPD, iyo xildhibaano madaxbanaan oon aan weli xisbiyo ka mid ahayn ayaa maanta qoraaal ay soo saareen ku sheegay in ay ay tahay sharcri daro in Madaxweynaha u magacaabo maxkamada sare Garsoorayaal.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in ay tahay sharci daro kana soo horjeedo dastuurka dalka in uu madaxweynuhu magacaabo garsoorayaal.

Halkaan ka aqriso qoraalka kudlada Badbaado Qaran:

Press Release NSC 27 Dec 2018 Judiciary
Advertisements
Xayeeysiin