Madaxda Magalaaada Laascaanood oo ay ku jiraan duqa magaalada Garowe ayaa soo bandhigay khamri iyo gaarigii siday oo x lagu qabtay magaalada Laascaanoood.
Magalaada Laascaanood ayaa waxa in mudo ah dhib weyn ku hayay qamriga ka soo gala dalka Itoobiya kaas oo aad loogu isticmaalo magalaada Laascaanood iyo deeganaada hoosyimaada magaaladaas.
Duqa magalaada a oo hadal kooban warbaahinta siiyay ayaa sheegay in dhalooyinkaas khamriga ah iyo gaarigiis sidayba loo gudbin doono sharciga. Waxa iyaga arintaan ka hadji afhayeenka gudiga 33 ee SSC.