Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe aya la shegaya in halkaasi ay ka socdaan shirar kala duwan oo xildhibaanada maamulkaasi ay yeelanayan.
Xildhibaanada maamulkaasi aya wada mooshin ka dhan ah madaxweyne waare oo ay u idlaatay lixdii bilood ee ugu horeysay maamulkiisa.
Wararka aya shegaya in xildhibaano gaaraya ila 50 xildhibaan ay saxiixeeyn mooshinka xilka loga tuurayo madaxweyne waare oo ay xildhibanada dhaliilsan yihiin mudada xilka uu hayo in uu san wax muuqda qaban.
Dhawaan aya la filaya in xildhibaanada maamulkaasi ay gudbiyaan mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha maamulkaasi Hirshabeele.