Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeele aya shegaya 17 Ganacsato ah lagu xiray nagaalada kadib marki ay laso kulmeen kooxda al shabaab.
Ganacsatadan oo badankood ah kuwa ka ganacsada xoolaha iyo qaar ka mid ah ganacsatada dharka iyo raashinka ee magaalada Jowhar ayaa lagu xirey saldhigga Ciidanka Booliska magaalada Jowhar .
Ciidamada amanka aya la shegay in ay ka soo qabteen Koontaroolka Waqooyi ee laga soo galo magaalada Jowhar, ayagoo ka yimid deegaanka Gamboole oo 50KM ujira Magaalada Jowhar.
Taliyaha ciidamada Nabadsugida gobolka Sh/dhexe ayaa hore amar uga soo saaray dadka aada deegaanada ay ka taliyaan Al-Shabaab