Magaalada Baydhabo oo ay ka bilaabatay qudbadaha Musharixiinta Madaxtinimo ee Maamulka Koonfur Galbeed

Reading Time: < 1 minute

Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koofur Galbeed ayaa goor-dhaw waxaa bilaawday dhageysiga Khubadaha Murashaxiinta Koofur Galbeed oo ku beegan 19ka Bishaan oo ah arbacada soo aadan.

Gudiga doorashada ayaa sheegay in Khubadaha ay maanta soo jeedin doonaan ilaa saddex Murashax oo kale ,

  1. Aadan Saran-soor
  2. Xuseen Cusmaan Xuseen
  3. Ibraahim Macalim Nuurow

Wariyaha MOL ee gobalka Baay ayaa soo sheegaya iney hada bilaabatay dhagaysiga Khudbadaha waxaana hadlaya Murashaxii 1aad ee Aadan Saran-soor waxaana sidoo kale ku xigi doona labada qof ee kale.