Madaxweyne Xaaf oo sheegay in ay Qabanayaan Howl ay ku fashilantay Dowlada dhexe!!

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle geelle”XAAF” ayaa waxaa uu sheegay in Maamulkiisu uu ku guuleeystay in la xaliyo dagaal beeleedyo ka dhacay gobolka mudug kaasi oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed.

Axmed Ducaalle geelle”XAAF” Madaxweynaha Maamulka Galmudug  ayaa waxaa uu xusay in Maamulkiisu uu qaban doono howlo ay ka gaabiyeen Xubnaha dowlada islamarkaana aysan xal-wanaagsan ka keenin.

Gudi xaliya arimahaan ayaa waxaa uu sheegay in la sameeyay islamarkaana ay wajahayaan howlahooda.

https://youtu.be/E3AkEPXZPs0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here