Madaxweyne Xaaf ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho waxuuna saakay safar uga soo baxay magaalada Gaalkacyo
Warar hoose ayaa sheegaya in Xaaf looga yeeray Muqdisho islamarkaana uu jiro heshiis dhexmaray dowlada dhexe
Ilo wareedyo hoose ayaa sheegaya in Dowlada Somaliya ku qancisay Xaaf inuu isaga tanaasulo xilka madaxweynaha Galmudug,inkastoo warkaan aan laheeyn xaqiiqdiisa