Madaxweyne Xaaf oo Maanta ku wajahan Garoowe

Reading Time: < 1 minute

Madaxweyanaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle ayaa lagu wadaa in uu Maanta uu Gaaro magalaga Xeebta Saaran ee Hobyo.

Hobyo ayaa saakay ilaa xalay waxaa ka socday qaban qabo lagu soo dhaweynaayo wafdiga madaxweynaha oo saacadaha soo socota ka duuli doono Caasimada Galmudug ee dhuusa mareeb.

Ujeedka safarka xaaf aya lagu sheegay dhagax dhiga mashriic hormarineed oo laga fulinayo magaladasi iyo la.kulanka qaar ka mid ah Haay’daha ka shaqeya hormarinta oo halkaasi shir kula yeelan doono madaxweyanaha.

Xaaf iyo wafdigisa ayaa la wadaa iney Gaaraan maanta garowe halkaas uu furmayo shirka madaxda dadka iyo kuwa Dowlad gobobleedyada.