Madaxweyne Xaaf oo Itoobiya looga yeeray iyo Beesha Direed oo Addis Ababa hadda ku sugan

Reading Time: < 1 minute

iyada oo magaalada Dhusamareed uu ka socda kulan lagu heshiisiinayo maamuladda Galmudug iyo Goboladda Dhexe ayaa  waxaa iyada socdo da’daalo ay wado dowlada Itoobiya kaas oo la doonayo in lagu heshiisiiyo beelaha wada dega Goboladda dhexe qaar ka mid.

Odayaal ka socda degaanka Xiraale ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa iyada oo ay halkaas uga furmi doont kulan lagula heshiisiinayo madaxda labada maalul ee Galmudug oo ay wada hogaamiyaan hal beel.  Beesha direed ayaa ka biyo diiday waxa ay ugu yeerayn isbahaysiga walalaha Habar Gedir.

Madaxweyne Xeef iyo Shiikh Shaakir ayaa dhawaan u safri doono Magaalada Addis Ababa si uga qayb galaan kulankaan.

Waxaa dad badani is waydiinayaan maxaa laga filan karaa kulanka dhuusamareeb mar hadii Itoobiya ay gadaal ka