Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Hirshabeelle ayaa xiilka ka qaaday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/llaahi Axmed Iimaan waxaa uuna umagacaabay Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed).
Gobolka Hiiraan ayaa sanad gudihiisa waxaa loo magacaabay Saddex Gudoomiye.
Halkaan ka aqriso warqada ka soo baxday Xafiiska madaxweyne Waare.