Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya shariif xasan shiiq Adan iyo wafdi balaran oo uu hogaminayo aya goor dhaw garay magaalada dhuusa mareeb ee caasimada galmudug.
Shariif xasan iyo wafdigiisa aya waxa soo dhaween balaaran usameyay Sheikh Axmad Shaakir madaxa xukumada galmudug.
Shariif Xasan ayana magaalada dhuusa mareeb u gaaray ka qeyb galka xaflada lagu dhameytiraayo heshiiska galmudug iyo ahlu suna.
Amanka magalada ayana aad loo adkeyay iyado masuuliyin kale oo ka tirsan kuwa dowlad goboleed yada weli laga sugayo magaalada dhuusa mareeb