Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni oo u safraya dalka Kenya

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Madaxtooyadda Dowlad Goboledka Puntland, Madaxweyne saciid Cabdullahi Deni ayaa la filayaa in uu soo dhoofo magalaada Nairobi ee dalka Kenya.

Mas’uuliyiinta madaxyooyada Puntland waa ay ka gaabsadeen in ay  faahfaahin ka bixiyaan  ujeedada socdaaka Madaxweyne  Saciid Deni, laakiin waxaa la rumeysan yahay inuu safarkiisa la xiriiro aimaha doorashooyinka. Waxaa horay ugu sugnaa magalaada Nairobi Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmad Maxamed Islaan (Axmad Madoobe).