Madaxweyne Muuse Biixi oo ku wajahan Gobolka Sool

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imaanaya Magaala Laascaanood ee Gobalka Sool ayaa sheegaya in lagu wado inuu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo socdaal  ku tago deeegaano ka tirsan Gobalkaasi.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa hada la sheegayaa  inuu ku sugan yahay deegaanka Higlada oo 20KM u jira magaalada Tukaraq ee Gobalka Sool.

Muuse Biixi ayaa waxaa uu booqday Ciidamada millatariga ee ku sugan  Magaalada Laasacaanood ee Gobalka Sool.

Madaxweynaha Soomaaliland ayaa maalmihii dambe Waxaa uu ku sugnaa Deegaano ka tirsan Bariga Soomaaliland.