Madaxweyne Muuse Biixi oo Diyaarad Helicopter ah ku duulay halkee ku Jeedaa!!!

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Somaliland Oo Hada Ku Duulay Diyaarad Helicopter ah Iyo Halka Uu Kusii Jeedo Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Helicopter ah .Kaga Anba Baxay Madaarka Cigaal International Air Pot Ee Magaalada Hargeisa Waxaanu Madaxweynaha Somaliland Kusii Jeeda Deegaanada Gobolada Galbeedka Ee Ay Ku Dhufteen Roobabkii Dabaylaha Watey,

Madaxweynaha Somaliland Waxaa Safarkiisa Ku Wehelinaaya Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland,Sidoo Kale Madaxweynaha Somaliland Waxaa Kasii Hooreyey Diyaarad Sida Raashin Dhar Taas Oo La Gaadhsiinaayo Dadkii Ku Waxyeeloobay Duufaanta Ku Dhufatay Xeebaha Gobolada Galeedka Somaliland

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!