Madaxweyne Kenyatta oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub ee Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed Nuur Tarsan

Reading Time: < 1 minute

Dowladda Soomaaliya ayaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya u Magacaawday Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Bsnaadir ahaan duqii Muqdisho Maxsmed Axmed Nuur Tarsan.

Mudane Tarsan ayaa Maalin ka hor garay Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana Maanta Warqsdaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Maxamed Axmed Nuur Tarssn ayaa ka mid ahaa musharixiintii tartankii Madaxweyneneimo ee 8 Bishii febaraayo,waxaana sidoo kale uu haatan ka mid ahaa la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!