Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta kusii sagootiyay Garoonka Aadan Cabdulle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo ku wehliyay safarkiisa.
Madaxweyne Geelle oo laga sagootiyay Muqdisho
Reading Time: < 1 minute