Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in aan loo dulqaadan doonin ku xadgudubka midnimada Soomaaliyeed

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha JFS ayaa qudbad uu ka jeediyay furitaanka kalfadhigga seddexaad ee Baarlabaanka JFS ayaa sheegay in aanay Soomaaliya aanay marnaba u dulqaadan doonin wadamada iyo shirkadaha in aay ku xadgudbaan jiritaanka iyo midnimada Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in Soomaaliya aay diyaar u tahay maalgashi iyo in aay la wadaagaan caalamka horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, basle aay soo maraan hay’adaha dowladda ee dastuuriga ah.

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa maraayaa heerkii ugu hooseeyay ebid, ayaa lagu wadaa in uu maalinta Talaadada ah uu safar ku tago magaalada Doha ee dalka Qatar.