Madaxweyne farmaajo oo lagu Dhaliilay in uu Jaraayo Xariirka Dalal Soomaaliya Muhiim u ah

Reading Time: < 1 minute

Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyadda iyo Madaxda Sare ee Dowladda  ayaa waxaa soo kala dhexgalay khilaaf xoogan  kaasi oo salka ku haaya arimaha khaliij taasi oo sbaabtay in Madaxweynayaasha Maamuladda Jubbaland iyo Puntland in ay tagaan Dubai.

Aqoon-yahan Abshir Maxamed Aadan oo la Hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya uu qaadaayo Masuliyadda Dhibkii ka dhaco,Dalka islamarkaana wax laga weeydiinaayo

Dowladda Imaaraat-ka Carabta ayuu sheegay in ay  Kaalin gargaar oo xoogleh ay soomaaliya siisay taasna aan looga abaal dhici karin oo ay aheed in la ilaaliyo Xariirka Dalalka Soomaaliya Saaxiibka la ah.