Madaxweyne Farmaajo oo Kulan Qarsoodi ah la qaatay Xildhibaanadda Mooshinka Wada Iyo C/wali Muudeey!!

Reading Time: < 1 minute
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya Iyo C/wali Muudeey,waxeeyna ka wada-hadleen Arimo Dhowr ah oo aan Damineeynin Khilaafka islamarkaana aya suuragal tahay in ay sii Huriyaan.
 
qaar ka mid ah Shaqaallaha Xafiiska Madaxweynaha ayaa Inoo Xaqiijiyay in Kullankaasi dhacay Xalay shaqsii dhexe waxuuna ahaa  mid qarsoodi ah oo aan warbaahinta loo sheegin ”War Hada isoo Gaarey ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu Kulan Saacadaan la leeyahay Gudoomiye K/Xigeenka Baarlamaanka C/Wali Muudeey iyo Tiro Xildhibaano ah. …Madaxweynaha Waxuu Culeys Kala Kulmayey Dhinacyada isdiidan .. Iyadoo Qolo Waliba Meel Adag Taagantahay”
 
C/wali muudeey ayaa wali waxaa uu wadaa carqaladeeynta iyo Burburinta Baarlamaanka asigoo kaashanaya Xildhibaano Laaluush qaata-yaal ah iyo Kooxda jamaahiir ah oo ku sugan Madaxtooyadda Soomaaliya.
 
Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ay u muuqataa in uu ku fashil-may dhankiisa in uu xal ka gaaro khilaafka Siyaasadeed Ee ka dhex curtan Mudanayaasha Baarlamaanka