Madaxweynaha dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu hada ka dhoofay garoonka diyaaraha ee aadan cadde waxaana uu kusii jeedaa Magaalada garoowe.
Agaasimaha warfaafinta ee Madaxtooyadda Cabdinuur ayaa bartiisa facebook-ga waxaa uu soo dhigay qoraal uu ku xaqiijinaayay arinkaan.
”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kusii jeeda magaalada Garowe ayaa haatan ka duulay Garoonka Aadan Cabdulle ee Muqdisho.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni”
https://youtu.be/y09lrj1mtL4