Madaxweynaha Dowlada federaalka ah ee soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu kulan la qaatay madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Axmed Karaash,waxaana uu kala hadlay sidii isku soo dhawaansho looga abuuri lahaa Puntland iyo Dowlada dhexe.
Sida aan wararka ku heleeyno Madaxweyne farmaajo ayaa ka dalbaday Madaxweyne ku xigeenka Maamulka puntland Axmed karaash in puntland ay la shaqeeyso si maamul goboleedyadda kale gacanta dowlada usoo galaan.
Saciid Cabdullaahi deni oo aan la dhacsaneeyn qaabka Farmaajo iyo kheeyre wax u wadaan ayaana la ogeeyn sida uu u aqbali doono fariinta Madaxweynaha
https://youtu.be/P_zSno_sfd4