Madaxweyne Farmaajo oo Canaan Kulul Kala Kulmay Beesha Caalamka Iyo Kheeyre oo Is Casilaya

Reading Time: < 1 minute

Xiisada ka dhalatay mooshinka Gudoomiye jawaari aya la shegay in ay sabab u noqotay in madaxweyne Farmaajo lagu canaanto qadka taleefonka iyado beesha caalamka uu kala kulmay dhaleeceyn xoogan.

Beesha caalamka aya madaweyne Farmaajo ku canaantay qaabka uu dhaqmaayo Raiisul Wasaare Kheyre iyo Mooshinka Xukuumada Ku qaaday Golaha Shacabka.

Xarunta golaha shacabka aya waxa weli weli fadhiyo ciidanki ka amar qadanayay Raiisul Wasaare Kheyre Xili golaha shacabka uu so jediyay in ciidankasi laga dul qaado Golaha Shacabka.

Beesha caalamka aya madaxwene Farmaajo kala hadlay xiisada uu abuuray Kheeyre iyado madaxwene Farmaajo uu ku qanciyay in uu meesha ka bixi doono Raiisul Wasaare Kheyre.

Raiisul Wsaare Kheeyre aya lagu wada in uu xilka iska casili doono Dhawaan iyado mudane Kheeyre uu hooskisa ka cararay kadib marki u ka baqay in uu xilka laga qado.