Madaxweyne Farmaajo 4-maalin oo isku xigta ka baaqanaayo Safar Dhulka ah oo uu ku tegi lahaa Af-gooye

Reading Time: < 1 minute

Sida aan xogta ku heleeyno Madaxweynaha dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalinkii 4-aad waxaa uu ka baaqanayaa socdaal dhinaca dhulka ah oo uu ku tegi lahaa degmada Af-gooye ee gobolka Sh/hoose.

Dhowr maalin oo hore ayaa sidaan loo shaaciyay in Madaxweyne Farmaajo tegaayo afgooye,hase’yeeshee waa uu baaqday sababta ugu weeyn ee baaqashadiisa ayaa waxaa ay noqon kartaa in uu sugaayo Caleema-saarka Lafta-gareen.

Sidoo kale waxaa suuragal in jidka xariiriya muqdisho iyo afgooye in uu aad uga baqanaayo,sababtoo ah waxaa lagu daadiyay ciidan xoogan oo aan horay o joogi jirin

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!