Madaxweyne Deni oo soo saaray amaro culus (Aqriso warsaxaafadeed)

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha cusub maamulka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 13 Jan, 2019 soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!