Madaxweyne Deni oo ku wajahan Kismaayo (Halkee mari doonaa)

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Puntland Ayaa Lagu wadaa Inuu u Duulo Magaalada Kismaayo isagoo ka Qeyb Galaya Caleeema Saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe,Balse waxay Dhibaato ka Haysataa Duulimaadkiisa Kismaayo ,Madama Diyaarada Qasab Ku tahay Inay Muqdisho Sii maraan oo Faderalkii Joogo.

Deni Ayaa isku Dayaya Inuu Codsado Diyaarado Hellicopter oo Kenya Ciidamadeeda Leeyahiin inay Kasoo Qaado Garoowe Ayna Keento Kismaayo lamana Oga Inay taasi Suragal tahay.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi deni Ayaa Horay Usheegay Inuu ka Qeyb galayo caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madaoobe  ,uuna Yahay Mid Sharci Ah,