Madaxweyne Dani oo kulan qaas kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Punthland Amb. Erik Lundberg

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Punthland Saciid Abdullahi Dani ayaa Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Safiirka Finland Amb. Erik Lundberg  & Wafdi uu Hogaaminaayo,

Inta uu socday kulanka waxaa ay iskula soo qadeen labada Dhinac, xaalada guud ee Soomaaliya,  gaar ahaan Punthland,

Waxaa kulanka lagu lafaguray  sigaar ah xiriirka dowlada Dhexe & maamul Goboleedyada oo aad u xun sido kale waxaa aad loogu dheeraday suurta galnimada ineey waqtigeeda ku dhacdo doorasho Xor iyo Xalaal 2021 ,

Markuu kulanka soo dhamaaday waxaa shir jaraaid si wadajir u qabtay Madaxweyne Dani & Amb  Erik Lundberg

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!