Madaxweyne C/Wali Gaas oo Wareegto Ku Magacaabay Taliyaha Daraawiishta Puntland

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Puntland ayaa Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland u magacaabay Sareeye Guuto Saciid Axmed Maxamed (Shoodhe) ka dib markii uu dhawaan iscasilay General Deyr Xaaji Cabdi oo muddo dheer soo hayay shaqadaas.