Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo saaray magacyada lix musharax Aqalka Sare

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa soo saaray liiska seddexdii ugu danbeysay oo ka mid ah musharaxiinta Aqalka Sare ee laga soo dooranayo maamulkaas iyo sida ay u tartami doonaan.

Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu doornayaa 6 xildhibaan oo Aqalka Sare ah, waxaana seddexda kursi ee musharaxiintooda la shaaciyey, iyo sida ay isugu aadeen ay kala yihiin:

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!