Hoogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed madoobe ayaa Safar Qarsoodi ah Ku joogo hatan wadanka Imaaraatka carabta.
Axmed madoobe ayaa Habeen Hore u hoyday magaalada Dubai wuxuuna Ku Dagay Hotel lagu magacaabo Sunridge oo horay uu usii daganaa Cabdiweli Gaas .
Axmed madoobe ayaa Doonaayo inaan la ogaan Safarkaan uu Ku joogo Imaaraatka carabta safarkan dhabar jab ku ah dowlada Dhimirka nabar iyo naxdin
Talaabadda uu qaaday madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed madoobe ayaa waxaa ay niyad jab ku tahay Dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo