Madaxweynaha Jubbaland oo Cabdicasiis Sheekh Dayib u magacaabay!!

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Hanti dhowraha guud ee maamulka Jubbaland ka dib Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa xilkaasi u Magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib.