Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Shabeellaha dhexe

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyihii Maxkamadda Gobolka Shabeellaha Dhexe Sheekh Xuseen Maxamed iyo Gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga Khaliif Warsame Waasuge isagoona xilalkan u magacaabay masuuliyiin cusub.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga u Magacaabay Cabdisalaan Cabdullaahi Xaashi ( Angola ) isagoona badalaya Gudoomiyaha xilka laga qaaday.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!