Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay isku Shaandheyn uu ku sameeyay Golihiisa wasiirada isagoo wasiirada qaar isku badalay.

Sida Wasiirkii arrimaha dibadda Monica Juma waxaa loo  magacaabay xilka wasiirka Gaashaandhigga halka wasiirkii gaashaadhigga Raychelle Omamo iyana loo magacaabay xilka wasiirka arrimaha dibadda

Sido kale Sicily Kariuki oo horay u ahaa wasiirkii caafimaadka ayaa loo magacaabay wasiirka biyaha halka Simon Chelugui oo horay u ahaa wasiirka biyaha asna loo magacaabay wasiirka shaqaalaha.

Isku shaandheenta Galaha Wasiirada uu maanta sameeyay Madaxweyne uhuru kenyatta  wuxuu ugu gonleeyahay in uu isbadal xoogan uu sameeyo siyaasada Arrimaha gudaha iyo Amniga maadama  aybadatay weerarada alshabaab ayku qadanayaan gudaha kenya taaso hore loogu guuldareestay in wax laga qabto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here