Madaxweynaha dalka Eritereeya oo la filayo in uu u safro Somaliland

Reading Time: < 1 minute

Warar hor dhac ah oo naga soo gaaraya Madaxtooyada dalka la magacbaxay Somaliland ayaa sheegay in Madaxweynaha dalka Erireteeya uu dhawaan safar rasmi ah ku tagi doono magaalada Haygeysa isaga oo ka jawaabayo casuumad uu u fidiyay Madaxweynaha Somaliland Mudane Muse Biixi.

Safarka Isaias Afwerki ayaa noqon doono midkii ugu horeeyay ee Madaxweyne dalka kale uu ku tago Somaliland. Eritereeya ayaa doonayso in ay door ka ciyaarto dib u heshiisiinta Somaliland and Somalia.