Madaxweynaha cusub ee Puntland oo amar deg deg ah soo saaray (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Cusub ee saacad ka hor la doortay ayaa qoraal uu soo saaray ku amray dhamaan haya’aha ah quseeyso in la xayiro dhamaan koontooyinka dowladda Puntland ku leedahay bangiyada gaarka loo leeyahay iyo kuwa dowladda.

Qoraal ayaa u muuqda mid looga hortagayo in xukumadii Cabdiwali Gaas ay lacago kala baxdo koontooyinkaas.

Halkaan ka aqriso qoraalka