Madaxweyne is casil aan inta hartay Ceyminee!! FADLAN IS CASIL

Reading Time: 2 minutes

Waxaa ka soo wareegtay muddo sedex sano ah maalintii aad xilka madaxweynimo ee dalka aad qabatay, waxaana sameysay Ballanqaadyo dhowr ah oo aad xikaas ku muteysatay.

Hasa yeeshee maxaa ka fulay ballanqaadyadaadii waa su’aalaha ay cidina maanta isweydiineyn, waayo qofna shaki ugama jiro inayan waxba ka fulin. Maanta waxaan si gaar ah u iftiimineynaa markii aad ka halaysa safarrada ay madaxdii kaa horreysay dalka dibadiisa ugu baxayeen waxaanad sheegtay inaad badali doontid. Waxaad af ballaaran noogu sheegtay inaad yareyneysid safarada, laakiin kuma annaan fahmin oo waxaad u jjeedday waan labalaabayaa. Balka halkaan ka milicso safaradii aad gashay muddo seddex sano ah:

Sannadkii 2017

( 1 )● Kenya 22/3/2017.

( 2 )●Saudi Arabia 23/3/2017.

( 3 )●Jordan 28/3/2017.

( 4 )●UAE 10/4/2017.

( 5 )●Turkey 26/4/2017.

( 6 )●Ethiopia 3/5/2017.

( 7 )●London 9/5/2017.

( 8 )●Saudi Arabia / Trump 21/5/2017.

( 9 )●Djbouti 23/3/2017.

( 10 )●Qatar 25/5/2017.

(11)●Uganda21/06/2017

(12 )●Egypt 20/08/2017.

(13 )●S/Arabia 26/09/2017.

(14)●Uganda 22/10/2017.

(15)●Ethiopia 23/10/2017.

(16)●Djibouti 24/10/2017.

(17)●UAE 19/11/2017.

(18)●Kenya 29/11/2017.

(19)●Ivory Coast 30/11/2017.

(20)●Egypt 9/12/2017.

(21)●Turkey 11/12/2017.

Sannadkii 2018

(22)●Uganda 1/3/2018.

(23)●Saudi Arabia 14/4/2018.

(24)●Doha, Qatar 13/5/2018.

(25)●Nairobi, Kenya 30/5/2018.

(26)●Addis, Ethiopia 22/6/2018.

(27)●Djibouti 5/7/2018 for Afro-China.

(28)●Istambul, Turkey 8/7/2018 for inauguration.

(29)●Brussels, 15/8/2018 P. P . Partnership.

(30)●Asmara, 28/8/2018 Eritrea invited.

(31)●Djibouti 16/8/2018 for diplomatic issue.

(32)●Ankara, 17/8/2018 for Turkey Ruling party.

(33)●Beijing, China 30/8/2018 for FOCC.

(34)●Asmara, Eritrea 5/9/2018 for Asia’s/Abiy.

(35)●Adis, Ethiopia 12/9/2018 for IGAD.

(36)●Juba, South Sudan 31/10/2018 for Peace.

(37)●Bahar dar, Ethiopia 9/11/2018 for HOA.

(38)●Rome, Italy 19/11/2018 for bilateral.

(39)●Istanbul,Turkey 22/11/2018 for bud. support.

(40)●Kampala,Uganda 23/11/2018 for AMISOM.

(41)●Nairobi, Kenya 25/11/ 2018 Kenyatta briefing.

Sannadkii 2019

(42)●Addis, Ethiopia 9/2/2019 AU Summit.

(43)●Bujumbura Burundi 18/2/2019 AMISOM.

(44)●Djibouti 20/2/2019 for AMISOM.

(45)●Cairo, Egypt 23/2/2019 Arab & Europe.

(46)●Doha, Qatar 26/2/2019 for 20 millions.

(47)●Addis, Ethiopia 5/3/2019 Uhuro -Abiy.

(48)●Nairobi, Kenya 6/3/2019 Uhuro -Abiy.

(49)●Kampala,Uganda 11/3/2019 AMISOM.

(50)●Cairo, Egypt 22/04/2019 AU, Sudan.

(51)●Asmara, Eritrea 24/04/2019 After Cairo.

52)●Pretoria, South Africa 24/5/19 inaugural.

(53)●Makkah, Saudi Arabia 29/5/2019 OIC.

(54)●Djibout Djibout 19/8/ 2019 bilateral talks.

(55)●New York, USA 22/9/ 2019 UNG Assembly.

(56)●Moscow,Russia 21/10/2019 Afro-Russia summit.

(57)●Nairobi, Kenya 11/11/2019 ICJ case.

(58)●Addis, Ethiopia 27/11/2019 IGAD Summit

Sannadkii 2020

(59)●Asmara, Eritrea 11/01/2020 special forces graduations.

(60)●Muscat, Oman 14/01/2020  ,Sultan Qaboos condolence.

(61)●Asmara, Eritrea 27/01/2020 Horn   of Africa integration.

(62)●Addis  Ababa, Ethiopia 8/02/2020 AU Summit.

Waxaa haddaba cajiib in maanta oo ay tahay maalintii 40aad ee sannadkan inaad Madaxweyne aad  dalka ka baxay 4 jeer, taas oo u dhiganta 10 maalinba aad dalka ka ka safartid.

Safar walba sida aan xogta ku hayno waxaa kugu baxda lacag ka Rubuc milyan oo isugu jira, sahay safar, amaan, hoteello iyo kirada dayuuradda ay xaajiyadaadu saami ku leedahay taas oo laga bixiyo khasnadda dowladda.

Intaan been aha ayaad noo sheegtay ee madaxweyne si dalkaan loo badbaadiyo

MADAXWEYNE IS CASIL. MADAXWEYNE IS CASIL. MADAXWEYNE IS CASIL

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!