Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Xubno ka tirsan Maamulkiisa oo Muqdisho saldhig u aheed ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ka dib markii Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi ay isku raaceen in mooshin laga gudbiyo
Sababta ugu weeyn Ee Socdaalkiisa ayaa lagusoo waramayaa in tahay isdifaacistii ugu dambeeysay oo uu damacsan yahay, waxaana la tuhmayaa in uu rabo qarash ku qancinta Xildhibaanada
Maxamed Cabdi Waare Ayaa waxaa mooshinkaan laga gudbiyay lagu tilmaamay in uu yahay midkii ku bixi lahaay.
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi Ayaa kulamo gooni gooni ah leh waxaana ay u badan tahay in Mooshinkaasi uu hirgelaayo