Madaxwayne Axmed Madoobe iyo C/naasir Seeraar oo ku kulmaya Nairobi !

Reading Time: < 1 minute

C/naasir Seeraar Maax oo ahaa ninkii ugu xoogganaa ee Mucaaradka Axmed Madoobe ayaa saaka gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo uu ku sugan yahay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Waxaa socda dadaalo la doonayo in lagu wada hadal siiyo Seeraar iyo Axmed Madoobe, sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhow dhow labada dhinac

Kulamadaani ayaa waxaa la filayaa in ay si deggan kusoo dhamaadaan,taasi oo dhabar jab weeyn ku ah villa Somaaliya

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!