Madaxtoyada Puntland oo War kaso Saartay Dagaalka Tukaraq iyo Sababta Dhalisay

Reading Time: < 1 minute

Maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray dagaalka ka socda degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

War kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland ayaa looga hadlay dagaalka iyo waxyaabaha Sababay, waxaana Puntland ay ku eedeeysay Somaliland in ay dagaal kusoo qaadeen ciidamada Somaliland.