Madaxtooyada Soomaaliya oo hoobiyayaal lagu weeraray

Reading Time: < 1 minute

Wararka laga helayo nawaaxiga madaxtiiyada Soomaliya ayaa sheegaya in tiro madaafiic ah ay gordhow lagu weraray xarunta madaxtooyada,

Ila dhowr  hoobiye ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaceen meel aan siadaas uga fogeyn gurigii hore ee ay ku shaqeyn jirtay islamarkaan kaabiga ku heeysa Guriga gudiiga doorashooyinka

Goobjoogayaal ayaa MOL u sheegay in khasaare uu ka dhashay hoobiyaasha lagu garaacaay madaxtooyada waxaana dadka aan la hadnay ay shegayaan in ay jirto dhimasho.

Ilaa iyo hada lama ogo qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay hoobiyayaashaasi.