Madaxtooyada oo Isku Dayeysa Afduubka Golaha Aqalka Sare

Reading Time: < 1 minute

Cabashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay tahay mid ay Madaxtooyadda Soomaaliya ay ku doonayan in ay afduubto Shaqoyinkii uu qaban laha Golaha Aqalka Sare ee Dalka.

Madaxtooyada Soomaaliya aya isku dayeysa in ay dafiran Aqonsiga Aqalka sare iyado Madaxtoyada ay qorsheynayan in la weeraro Xubnaha ugu Culus ee Golaha Sare.

Qaar ka mid ah Xubnaha Waxa ay sheegeen in Xukuumadda Soomaaliya aysan sidoo kale aqoonsaneyn Xildhibaanada Aqalka Sare.

Madaxweynaha iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayay sheegeen in ay ka hor istaageen shaqooyin dastuurku u idmaday.

Aqalka Sare ayaa waxaa uu jiraa wax yar ah Hal Sano iyo bar, waxaana dadka qaarkood ay ku wareersan yihiin shaqooyinka ay qabtaan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!