Madaxdii Hore ee Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo Dil tuugasho ah lagu xumay kadib kiis lagu helay

Reading Time: < 1 minute

Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal loo haysto qarax ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Cali Axmed Guure (Qoyane) iyo Nuur Ibraahim Mahad Alle ayaa lagu wada xukumay dil toogasha ah halka Cabdirxmaan Sheikh Cilmi Cawaale gudoomiyihii  hore ee degmada Maxaaas lagu xukumay xabsi daa’in.

Dhammaantood waxaa loo heystaa Qarax uu ku dhintay Guddoomiye ku xigeenkii degmada Maxaaas Rashiid Cusmaan Cabdi  kaas oo dhacay 19/04/2019.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!