Madaxda sare Ee Ahlusunna oo Dhuusamareeb ka bilaabay Shirar ka dhan ah DFS kadib Go,aankii shalay

Reading Time: < 1 minute

Waxaa lagu soo waramayaa in Magaalada Dhuusamreeb Ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug uu kulamo xasaasi ah uga socdo Madaxda Sare ee Ahlusunna waljameeca kulamada ayaa waxaa looga hadlayaa sida ay ahlusunna kayeelayso Doorashada Dhuusamareeb ka dhecaysa oo ay Dowladu garwadeen katahay.

Shalay ayaa waxaa magaalada Dhuusamareeb gaaray Wefdi uu hoogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha Dowlada Federaalka Soomaalia waxaana uu sheegay in deegaanada Galmudu uu u tegay sidii uu dardar gelilahaa Doorashada Galmudug oo dhecaysa Sanadkaan dabayaaqadiisa.

Ahlusunna ayaa sheegay Wasiir Qarafaan in dhismaha Galmudug aanan loo haki doonin Maamulka Ahlusunna Hadalkaa ayaa waxa uu noqday mid aad looga hadal haayay Deegaanada Galmudug waxaana weli hadalkaa ka hadal madaxda Sare ee ahlusunna.

kulamada Dhuusamareeb kasocda ayaan waxaan la,ogayn waxa laga soo saari doono maadama Ahlusunna ay aad u dhaliilsanyihiin Siyaadada Dowlada federaalka Soomaalia ay ku dhisayso Maamul Galmudug loo dhanyahay ayada oo la fulin dalabkii Maamulka Ahlusunna.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!